Fanaanka Cali dhaanto Nimco Dareen marka ay Heesta Qadayso waxa ay leedahay Dareen dadka soo jiita

Fanaanka Cali dhaanto Nimco Dareen marka ay Heesta Qadayso waxa ay leedahay Dareen dadka soo jiita

daajis.com:-Fanaanka Cali dhaanto oo ah Fanaan Caan ka ah Dalka Itoobiya gaar ahaan deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa amaan kala dul dhacay Fanaanada Nimco dareen oo ka mid ah faananiinta Soomaalida .

Waxa uu sheegay Cali dhaanto in Fanaanadaa ay tahay Fanaanad marka ay qadayso heesaha leh dareen ama jiniyada soo jiidata Dadka Dawaanaya waxa uuna tilmaamay in uu ka fanaan ahaan uu aad ula dhaco heesaheeda .

Fanaanka Cali dhaanto oo lugu naaniiso Boqorkii dhaantada deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa fanaanada Nimco dareen isla soo qadeen dhoor heesood oo dhaanta ah .

Hayeeshee Waxa uu sheegay in Fanaanada Nimco dareen uusan aqoon sidaa u durugsan u lahayn balsa uu asago aad u soo jiidato heesaheeda waxa uuna sheegay in ay ledahay jiniyad cid waliba soo jiidata marka heesta ay qadayso .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada