Margaret Thatcher oo London ku Geeriyootay

Margaret Thatcher oo London ku Geeriyootay

daajis.com:-Ra’iisul-wasaarihii hore ee dalka Biritan Margaret Thatcher ayaa goor dhaweyd ku geeriyootay magaalada Lodnon kadib makrii uu ku soo booday xanuunka qallalku.


Thatcher oo lagu naanaysi jiray "haweenaydii birta ahayd" waxay noqotay ra’iisul wasaarihii keli ahaa, uguna horreeyey ee haweenay ah ee dalkaasi yeesho.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada