Salman khan oo Aamir khan ku tilmamay nin daacad ah oo aan khiyaamo aqoon

Salman khan oo Aamir khan ku tilmamay nin daacad ah oo aan khiyaamo aqoon

daajis.com:-Actarka Caanka ah ee looga danbeeyo jilida Aflaanta Salmaan khan ayaa ku tilmaamay Actarka Aamir khan nin daacad ah oo ilaahay uu siiyay dabeecad wanaagsan islamarkana la dhaqanka dadka aad ugu fiican.

Waxa uu intaa ku daray Actarkaa in aamir khan ay waxbadan wada noolaayeen oo xariira kala duwan ka yeeshee hormarinta Barnaamijya Caafimaad oo uu sheegay in uu qayb ka ahaa Barnaamij la xariiray wacyigalinta Cudurka Cancerka.


Salman khan iyo Aamir khan ayaa la tilmaamaa in ay yihiin saxibo aad iskugu dhow waxana la sheegay in ay jiraan kulan ay yeeshee maalin ka hor inta uusan warkaan baahin salman khan .


Kulan kaa ayaa la sheegay in uu la xariiray filim cusub oo jacayl ah in ay isla soo saran laakiin aamir khan ayaa la sheegay in uu ka cudur daartay in uu filim la soo jilo actarkaa maadama sedax Filim oo kale qorshahooda ku jiro.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada