Fanaanka Maxamuud Abtigiis oo Muuqaalka Heesta Ifraax Ku Duubay Dalka Maraykanka + Video

Fanaanka Maxamuud Abtigiis oo Muuqaalka Heesta Ifraax Ku Duubay Dalka Maraykanka + Video

daajis.com:-Fanaanka reer London Maxamuud Abtigiis oo malmahaan ku sugnaa dalka Maraykanka,ayaa muuqaal si heer sara loo habeyay Ku Duubay wadanka Maraykanka .

Heestaan Cusub ayaa lagu magacaaba Ifraax,waxaana Erayada Heesta Samayay Abwaan Fiijeey laxankane waxa ku laray Alfanaan Jiimi Sheekh Muumin,sido kale musiga macaan waxaa tumay Sidii Ali Wiinkey .

Fanaanka Abtigiis ayaa ah fanaan cod macaan oo horay albuna badan ku samayay wadanka Ingiriiska ayaa markaan muuqaal si heersare ah loo duubay soo saaray waxaana muuqaalka cajiibka ah u duubay Somali Vip Studio Ahmed Ugaas oo laga bartay in uu soo saaro Muuqaalo Qurux badan .

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Heesta Ifraax



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada