Fariin Qalbi Jaban: Xanuunku Waxa Uu Iga Dhigaa Adeyg , Ilintuna Geesi Ayay Iga Dhigtaa

Fariin Qalbi Jaban: Xanuunku Waxa Uu Iga Dhigaa Adeyg , Ilintuna Geesi Ayay Iga Dhigtaa

daajis.com:-Buugaag badan waa laga heli karaa sida qof loo jeclaado ; laakiin buug kaliya lagama helayo sida ruux kaliya ee aadka u jeceshahay aad u iloobi karto.


Ilmeyntu waa wadada kaliya ee indhuhu kuhadlaan markii afku waxba sharaxi kari waayo iyadoo uusan sharaxi Karin waxa kujira qalbigaada jabay laakiin magaratid waxa keenayo intaasi oo dhan.
Waxa aan kugu daray qeyb kamid ah naftayda oo waxa aan ku raacsiiyay dhiigayga maxaa yeelay wadnahayga ayaa kaamid dhigay , qalbiga aad iga jebisayna waxa uu iga dhigaa ruux xikmad leh.
Inta aanayn dhiman waxa aan kuu rajeeyaa in aan kuugu deeqo dhiigayga si aad ugu yaraan u aragto xanuunka I wajahay ee aan la dhimanayo, maxaa yeelay waxa uu ku noolaa intaas laakiin markii aad kala jebisay ayuu geeriyoonayaa, waxa uu iga xanuunaa gudaha laakiin marna ma dhaho oraah yar; balse markasto mafahantid.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada