FIIRSO SHIIKH SWEDEN U DHASHAY OO KHUDBADA JIMCADA AF-SOMALI KU AQRINAYA IYO DAD BADAN OO QIIROODAY:VIDEO

FIIRSO SHIIKH SWEDEN U DHASHAY OO KHUDBADA JIMCADA AF-SOMALI KU AQRINAYA IYO DAD BADAN OO QIIROODAY:VIDEO

daajis.com:-Muuqaalkan ayaa ka mid ah muuqaalada ugu yaabka badan isla markaana mudan in si weyn loogu farxo hadii aynu nahay ummada ku hadasha afka soomaaliga, maadaama qof Swedish ah oo hadana muslim ah ay u suura gashay in uu luuqadeena hooyo khudbada jimcaha ku jeediyo, isagoo waliba si weyn isugu kalsoon.

Muuqaalkan ayaana sidoo kale tusaale wacan u ah dhalinyarta qurbaha ku bar baartay kuwaasoo intooda badan aan luuqadooda hooyo si wacan u baranin halka kuwa kalena ayba ka faanaan ayagoo garanaya.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada