Filim Hrithik iyo Katrina wadaan oo dib uga dhacay waqtigiisi.

Filim Hrithik iyo Katrina wadaan oo dib uga dhacay waqtigiisi.

daajis.com:-Jilaaga Hrithik Roshan oo filimadiisa si weyn loo sugayo, ayaa xiligaan waxaa soo baxaya in filimka "Bang Bang" uu dib uga dhacay waqtigii loogu tala galay in lasii daayo.

Filimka Labo Suule ayaa lagu waday in shaashada laga daawado 1-May laakiin waxaa la faafiyay in uu u dhacay 14-May 2014.  


Hrithik ayaa sidoo kale waxaa laga sugayaa filimka "Krrish 3", oo lagu wado inuu soo boxo 3-November ee dhamaadka sanadkaan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada