SUBXANALAH Daawo Muuqaal Canug Leh Indhaha Bisada Awoodne U Leh In Uu Mugdiga Wax Ku Arko

SUBXANALAH Daawo Muuqaal Canug Leh Indhaha Bisada Awoodne U Leh In Uu Mugdiga Wax Ku Arko

daajis.com:-Canugaan ayaa udhashay dalka China waxa laguna arkay mucjiso u qas ah canugaan oo aan dunida horay loogu arag qof ku dhashay qaabka uu leeyahay indhaha Canuga yar.

Inkastoo ay jiraan indho shabaha muqaalka Bisadaha ama yaanyuuraha oo uu ALLE ku abuuro bini aadamka qaar hadana awood uma laha inay wax ku arkaan ama ku qori karaan xiliyadda habeenkii oo ay mugdi tahay Iftiin la,aan
Hadaba Canugaan ayaa ALLE ku abuuray dhamaan qababkaasi oo dham qaab ka gedisan kadib isaga oo awooda inuu wax ku qoro xiliyada Mugdiga waxna ku arki kara maadama indhaha Mukulaasha ay wax ku arki karto mugdi walba ay ku jirto.

Canugaan ayaa indhahiisa waxa laga arkaaya Flash ama Muuqaal dib usoo celin ah haduu fiiriyo qoraxda wuxuu awooda in uu sitoos u fiiriyo Qoraxda ama wax waliba ee bixiya Flashka sida Dabka ama Nalka taas oo la micna ah in indhihiisa aya ka kabaxayaan Hilaac inkastoo qofka Bini aadamka uusan awood buuxda ulaheyn fiirinta walxaha Hilaaca bxiya sida Nalka iyo qoraxda Sitoos ah ayuu ALLE awood uu siyay inuu si toos ah ufiirin karo

Haddaba yaan war badan kugu daalinin ee aan isaga kiin dhex baxo daawashada Canuga Mucjisadda ah.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada