Kim Kardashian oo Doonayso Mar labaad In Ay Guursato

Kim Kardashian oo Doonayso Mar labaad In Ay Guursato

daajis.com:-Fanaanada Caanka ah ee Kim Kardashian ayaa ku dhaawaqday in ay doonayso in ay mar kale guursato kidib markii todobaadkaan Maxkamad ku taala LA ay gacanta ka saartay waraaqdii lugu furay uu maxkamada keenay Ciyaaryahanka Kris Humphries.


Waxa ay sheegtay in ay doonayso in mar kale guursato maadama ay kala tageen ninkeedii hore oo muda sanado ah khilaafka ka dhaxeeya soo jiitamayay kaa oo hore uga diiday in uu furo .

Maxkamad waqti badan socotay kidib ayay ku guulaystay in ay kala tagaan ninkeedii hore waxa uuna furiinkeedaa yimid xili ay cisbitaal ku jirto oo ay tahay qof ku dhaw xiligii dhalitaankeeda .

Kim Kardashian ayaa lala xariirinayaa in ay guursan doonto Fanaanka way nee saxib ka yihiin iminka Kanye West kaa oo muda sanad ku dhawaad ah xariir kala dhaxeeyay waxana la shegay in guurkooda marka ay u musho kidib uu dhici doono
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada