Lady Gaga oo Shaashadaha Dib ugu soo laaban Doonto kidib Qaliin lugu sameeyay

Lady Gaga oo Shaashadaha Dib ugu soo laaban Doonto kidib Qaliin lugu sameeyay

daajis.com:-Fanaanada Caanka ah ee ka soo jeeda Dalka Maraykanka Lady Gaga ayaa lugu wadaa in ay ka soo muuqan doonto bilaha soo socda shaashadaha Caalamka kidib muda ay ka maqnayd Garoomada .


Lady Gaga ayaa gashay Qaliin kidib xanuuna badan oo soo wajahay kaa oo ay ka bad baaday in ay ku waxyeeloowdo waxa ayna mudooyinkii danbe ahayd mid aan socodka awoodi Karin balsa ku socotay kursi ka samaysan dahab.

Gaga ayaa iminka wada qorshayaal kala duwan oo ay ku doonayso in ay Fankeeda ku noolayso waxa ayna soo wadaa Albun cusub oo ay dhawaan rabto in ay soo saarto si mar kale tageerayaasheeda hawada ugu soo laabtaan.

Lady Gaga ayaa caan ku ah heesa badan waxa ayna leedahay tageerayaal badan oo Caalamka ku firarsan iyada oo inta aysan qaliinkaa galin ka hor booqatay Dalka Chat ee Qaarada Africa .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada