Madhuri Dixit iyo Amitabh Bachchan oo Filim Cusub isla soo Wada

Madhuri Dixit iyo Amitabh Bachchan oo Filim Cusub isla soo Wada

daajis.com:-Labada Actar ee rugcadaaga ah Madhuri Dixit iyo Amitabh Bachchan ayaa lugu wadaa in ay dhawaan soo saaraan Filim cusub oo ay ku dhigayaan Dalka Ustaraliya halkaa oo iminka Qorshahiisa cusub ka bilaabeen .

Filimkaa cusub ayaa waxaa maal galinaaya Shirkad laga leeyahay Dalka Ustaraliya waxana Filimkaa uu yahay mid uu Actarka Amitabh Bachchan soo saare ka yahay madaama uu yahay qoraa iyo soo saare Filim .

Filimkaa cusub ayaa ah mid qayba kala duwan ka koobaan walow uu yahay mid xooga uu ku saarayo soo saaraha Filimkaa Dhaqanka Dalka Hindiya waxana inta uu Filimkaa socda lugu dhigi doonaa Gooba dhoor ah uu ka mid yahay Dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta .

Amitabh Bachchan ayaa ah Actar wayn oo caan ka ah Dalka hindiya waana Actarka ugu da,da wayn actarada haatan Aflaanta soo jilo hayeeshee actarkaa ayaa Filimaantiisa yihiin kuwaa aad loo jacayl yahay .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada