Ma'ogtahey Caruurta Mandela, Iney Yahiin Ciyaalka Xaafada....

Ma'ogtahey Caruurta Mandela, Iney Yahiin Ciyaalka Xaafada....

daajis.com:-Labada gabdhood ee sawirka ka muuqda waxaa awoow u ah Nelson Mandela, waxa ay ku noolyihiin dalka Maraykanka, waxaana dhawaan baahin lagu bilaabay filim musalsal ah oo loogu magacdaray ‘Nolosha Reer Mandela” oo Maraykanka lagu duubey, kana baxaya kanaala Fox Movies.

Waxaa dhashay gabadha Mandela Zenani Mandela, waxaana lagu kala magacaabaa Zaziwe Dlamini-Manaway and Swati Dlamini.

Waxa musalsalka uu ku saabsanyahay noloshooda gaar ah, taasi oo ay ka muuqato tamashleyn, baashaal, turuko, labis, xarago iyo cunto faakideysi ah.
Dadka Koonfur Afrika oo daawdey ayaa ku tilmaamay magaca Mandela oo si qaldan loo isticmaalayo.

Afayeen u hadlay mu’asasada Mandela ( Nelson Mandela Foundation) oo lagu magacaabo Sello Hatang ayaa sheegey in aysan waxbo ka faa’iideynin filimkaan.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada