Nin iyo Naag Soomaali ah oo aan is qabin iskuna dhalay 3 caruur ah Shiishadda & dhaqan Xumo Cusub!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)

Nin iyo Naag Soomaali ah oo aan is qabin iskuna dhalay 3 caruur ah Shiishadda & dhaqan Xumo Cusub!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)

daajis.com:-Qaar ka mid ah haweenka Soomaalida ah ee ku nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya ee isticmaala balwadaha kala duwan ee ay Shiishada ka mid tahay ayaa waxaa la sheegay inay bilaabeen dhaqan xumo cusub. 


Haweeney ka mid ah kuwa isticmaala shiishada islamarkaana ku dhex jirtey balwadaas mudo dheer ayaa waxay sheegtay inay yaab iyo amakaag ay ku noqotey ka dib markii ay aragtay nin iyo naag Soomaali ah oo isla nool islamarkaana isku dhalay 3 caruur ah oo aan is qabin arintaas oo ah mid ka baxsan shareecada iyo diinta islaamka islamarkaana ka hor imaanaayo dhaqanka iyo caadada suuban ee ay daka Soomaaliyeed leeyihiin. Haweena isticmaala shiishada oo intooda badan sheega inay dhibaato u geysay isticmaalkeeda ayaa waxaa uu noqday dhib ku soo saa'iiday bulsho weynta Soomaalieed. 

Ugu dambeyntiina iyadoo run ahaantii ay qaar badan oo ka mid ah haweenka Soomaaliyeed oo ku nool dalka Kenya la sheegay inay yihiin kuwo ay ku soo badanayso isticmaalka balwadaha kala duwan ayaa arintaas aysan jirin cid xil iska saartey wax ka qabashadeeda iyadoona inta badan haweenka isticmaala balwadahaas kal duwan ay kuligood ay ku sifeeyaan sababta u geysay inay tahay arimo dhaqaale iyo nolosha oo ku adkaatay awgeed ay u bilaabeen balwadaan ku cusub dadka Soomaaliyeed. 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada