Wargeys: Luis Suarez Oo Go`aansaday In Liverpool Isaga Tago, Barcelona Ayaana Xiiseyneysa.

Wargeys: Luis Suarez Oo Go`aansaday In Liverpool Isaga Tago, Barcelona Ayaana Xiiseyneysa.

daajis.com:-Warar ay qorayaan wargeysyada Ingiriska ayaa sheegaya in weeraryahanka Liverpool Luis Suarez uu ka huleelayo kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkaan uuna gaarayo kooxda Barcelona .
ivanovic Vs  Suarez

Weeraryahankaan gool dhaliyaha u ah Liverpool ayaa dhawaan lagu riday ganaax 10-kulan ah ka dib markii uu qaniinyo ku qabtay daafaca kooxda Chelsea Ivanovic kulankii bar bar dhaca min labada gool ku dhamaaday .
Sida wargeyska Daily Star qorayo naadiga Barcelona ay ka faa`ideysaneysa ciqaabta la dul dhigay laacibkaasi, iyadoo la tilmaamayo in Suarez uu go`aansaday in uu ka huleelo horyaalka Ingiriiska sababo la xariira in wanaag badan uu kala kulmin ingiriiska sida wargeyska tilmaamayo .
Waxaa xusid mudan in Barcelona kaliya aheyn kooxaha doonaya in ay helaan saxiixa laacibkaasi ee waxaa sidoo kale raadinaya kooxaha Juve , Bayern Munich iyo Real Madrid .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada