Ninyahoow Haddii Ay Erayadaan Kaa Hesho Jaceylkaada Ayay La Buraan-bureysaa

Ninyahoow Haddii Ay Erayadaan Kaa Hesho Jaceylkaada Ayay La Buraan-bureysaa


Erayo yar ayaa sahlaya in qalbiga lamaantaada aad qabsatid taasi oo dareensiineysa in ay si waliba aysan kaaga maarmin hadaba daajis.com ayaa ku siineysa erayo oo fulintooda ay lamaantaada ka qaadeyso qanacsanaan.
* In aad amaanto muuqaalkeeda iyo hab ay u fikirto ee caqliga badan .
* In mar waliba aad xasuusisid muhiimada uu leeyahay xariirkiina una xaqiiji in aad ugu faraxsan tahay.
* In aad dadka hortooda ugu muujiso ahmiyada ay ku leedahay in dhankaada ay ahaato oo ay kuula joogto .
* In aad amaanto habka wax karinteeda .

* In aad dareensiisid in aad iyada difaac u tahay oo aad garab taagan tahay .
* Marka ay kuula hadleyso oo ay sheeko kuu hayso haka mashquulin hana ka jarin tanina waa ay macaansaneysaa.
Daajis.com Hoyga Arimaha Qoyska .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada