Ma Raadineysaa Shaqo Mushaar Badan leh ? Dhafarka Habeenkii Ku Dadaal

Ma Raadineysaa Shaqo Mushaar Badan leh ? Dhafarka Habeenkii Ku Dadaal


Daraasad lagu sameeyay Spain ayaa sheegeysa in dadka seexda habeenkii ee dhafra ee aroortii soo toosa waqti dambe in ay yihiin dadka ugu maskax badan aduunka isla markaan ugu hantida badan .
Dhalinyaro gaareysa 1000 qof oo habeenkii dhafra ayaa la tilmaamay in ay leeyihiin maskax fiican ayna helaan shaqooyin muhiim ah oo mushaarkiisa badan yahay waqtiga dambe ee noloshooda .
Dadka habeenkii dhafra ayaa la sheegay in marka la joogo iskuulka in ay ardayda kale ee aan dhafrin ay kaga fiican yihiin kagana awood badan yihiin ka shaqeynta su`aalaha xisaabaadka si fudud.
Dadka haatan ugu caansan dhafarka habeenkii ee maalintii waqti dambe soo kaca waxaa ka mid ah madaxweynaha Mareykanka Obama , ra`isul wasaaraha ingiriiska .
Xigasho:http://www.farfesh.com/Display.asp?catID=189&mainCatID=147&sID=131866

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada