Psy's oo 82 million ruux saacad Gudaheed ku Booqdeen hees cusub uu soo galiyay Youtube

Psy's oo 82 million ruux saacad Gudaheed ku Booqdeen hees cusub uu soo galiyay Youtube

daajis.com:-Fanaanka raabistaha ah ee ka soo jeeda Dalka koofur Kuuriya Psy's ayaa soo saray hees cusub oo aan hore loo shaacinin kaa uu soo galiyay Youtube waxana sacad gudaheed ku booqday 82 Million oo ruux .


Albunkaa cusub oo ah mid tageerayaal badan soo jiitay ayaa ah hees ay la jiibinayaan dhalin loo siiyay tababar waxa ayna heestaa tahay mid dad badan dareenkooda soo jiidatay .



Fanaanka ka soo jeeda Dalka koofur kuuriya ayaa noqday mid aduunka caan ka noqday kidib markii albunadiisa noqdeen kuwa logo iibsashada badan yahay Caalamka .



Hees ka mid ah albunadiisa ayaa Fanaankaa waxa ay sabaab u noqotay in dad badan sababaystaan kidib markii wadnaha uu is taagay xili ay ku ciyaarayeen qoob ka ciyaaar waxana arintaa ka dhacday Dalka Swedan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada