Salman Khan Kareena Kapoor waxaa lugu tilmaami karaa Boqorada Hindiya

Salman Khan Kareena Kapoor waxaa lugu tilmaami karaa Boqorada Hindiya

daajis.com:-Actarka Caanka ah ee ka soo jeeda Dalka hindiya ee looga danbeeyo Jilida Aflaanta Hindiga ah Salman khan ayaa amaan kala dul dhacay Kareena Kapoor oo ah actarad jilida aflaanta hindiga caan ku ah 

Waxa uu sheegay salman khan in kareena kapoor u qalanto in lugu magacaabo Boqorada Hindiya waxa uuna sheegay in ay tahay Actarad dabeecaad wanaagsan iyo dulqaad loogu deeqay .

Aniga waxaan Kareena ku magacaabi lahaa Boqorada Hindiya waaayo waxa ay tahay qof karti leh dulqaad badan cidkasta la dhaqnkeeda taqaan ayuu yiri Salman khan oo u waramayay Zaflaan .

Actarada Kareena kapoor oo dhawaan soo wada Filim jacayl ah waxa ayna actarka Salman khan la soo jishay Filimaan dhoor ah waxa ayna isla keeneen dhoor Filim oo noqday kuwa loogu xiisa badan yahay .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada