SUBXAANALAAH: Haweeney aan salaada tukan jirin oo Qabriga la galin waayay Daawo Video.

SUBXAANALAAH: Haweeney aan salaada tukan jirin oo Qabriga la galin waayay Daawo Video.

daajis.com:-Mucjisooyinka rabaaniga ah ee tilmaamaya awooda iyo kali ahaanshaha rabbi swt ayaa maalinba maalinta ka danbeysa isa soo taraya ayadoo ay aad usoo badanayaan calaamadaha muujinaya mucjisooyinka mudan in lagu cibra qaato.

Haweeneyda geeriyootay ayaana la sheegay in gabi ahaanba la awoodi waayay in qabrigeeda la geliyo, taasoo dhamaan caalamka islaamka la yaab iyo mucjiso ku noqotay.

Kadib si walboo la yeelay ma aysan suura gelin in qabri la geliyo, ugu danbeyna waxaa la sheegay in ay dhowr maalin kadib is bedeshay ayadoo waji madow ah iyo qaab cusub lasoo baxday, taasoo dhalisay fajac iyo amakaag kale.
  
Ugu danbeysa wiil ay dhashay haweeneydan oo wadaad ahaa ayaa sheegay in uu garanayo sababta hooyadiis ay u diiday in ay qabriga gasho, isago arintaas ku macneeyay in uu ogyahay in hooyadiis aysa nolosheeda hal mar xitaa aysan salaad dukanin, si walbana uu ugu duceyn jiray, isagoo xitaa sheegay inuu kasoo xajiyay sidoo kalena kasoo cumreeyay, masaajid weyna u
dhisay ayada darteed, balse rabbi ayaan haleelsiinin hidaayada.

Ayadoo ugu danbeyn ku dhimatay salaad la,aan iyo cibaado la,aan taas ayaana sabab u noqotay ayuu sheegay wiilkeeda oo ah qofka ku dhaartay in ay qisadani tahay xaqiiqo dhacday oo maalinta qiyaamaha uu marag fure ka noqon doono.


Halkaan Ka Daawo Mucjisadaan

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada