Aamir Khan ayaa iska diiday 200 ,000 Mashuuc ku kacayo uu ku soo sari lahaa Filimaan cusub 12 Bilood u danbeeyay

Aamir Khan ayaa iska diiday 200 ,000 Mashuuc ku kacayo uu ku soo sari lahaa Filimaan cusub 12 Bilood u danbeeyay

daajis.com:-Actarka wayn ee ka soo jeeda Dalka Hindiya Aamir khan ayaa iska diiday in uu khandaraas ku qaato mashruuc ku kacayo 200,000 $ kaa oo la sheegay in loogu talagalay in uu ku soo saaro Filimaan cusub .

Mashruuca ayaa loogu talagalay in lugu soo saaro Filimaan dhoor ah oo qayba kala duwan ka kooban kuwaa oo soo saare ka yahay qora ka soo jeeda Dalka Bakistaaan kaa oo la yiraahdo Vishay Bharadwaj balsa actarkaa ayaa ka cudur daartay in uu Filimntaa khandaraaskiisa qaato .

Aamir khan oo dhawaan ku gulaystay actarka Hindiya ugu fiicaan ayaa soo wada laba filim uu dhawaan soo saaryo kuwaa oo khandaraaskooda qaatay bishii May ee Sanadkii hore waxa uuna ku dhigaya Dalalka Yurub meela ka mid ah .
Actarkaa ayaa iminka ku sugan Dalka hindiya halkaa uu dhawaan ku soo laabtay kidib dalka maraykanka uu kaga qaybgalayay Munaasabad lugu gudoonsiinayay abaal marin uu ku helay Actarka Sanadka .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada