Anaa Og Qoob ka ciyaarkaan waad Jeclaan Doontaa Daawo

Anaa Og Qoob ka ciyaarkaan waad Jeclaan Doontaa Daawo

daajis.com:-Qoowmiyad walbo waxa ay leedahay hido iyo ciyaaro u gooni ah kuwaasoo soo bandhiga waqtiyada ay bulshadu isku soo baxaan , ciyaartani inkastoo aysan ahyn mid ay Soomaalidu ku caan tahay hadana waxaa hubaal ah inaad ka heli doonto.

Waa ciyaar Masrixiyadeed aad u muhiim ah taasoo ay daawanayaan kumanaan qofood oo iskugu jira dadka u dhashay meesha markaasi lagu qabanayay iyo kuwa usoo daawasho tagayba.

Caweyska jimcaha iyo caawa ayaan ugu tala galnay inaad nagula baashaashaan waana muuqaal run ahaantii aad si aad ah u amaani doontaan marka aad dhamaysto , ha hilmaamin inaad Comment noo reebto Mahadsanid.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada