Daawo Video Oohin Kaa Keenaya, Nin Riyo Cajiib Ah Oo Uu Arkay Ku Muslimay

Daawo Video Oohin Kaa Keenaya, Nin Riyo Cajiib Ah Oo Uu Arkay Ku Muslimay

daajis.com:-Subxanallah, muuqaalkaa daawo biloow ilaa dhamaad si aad indhaahaga ugu aragto siday u ekayd riyadii uu ninkaan ku islaamay.


Qisadaan ayaa waxaa inooga waramaya mid ka mid ah culumada waa weyn ee ummada islaamka, qisaadaan ayaa waxay ku saabsanathay nin diinta islaamka ka baxay oo qaatay diinta Christianka, oo habeen habeenada ka mid ah arkey riyo la yaableh. Riyada uu arkey ninkaan ayaa waxay aheyd warqad u timid taasoo si cajiib ah u qorneyd, waxaana ku qorna erayo u muujinaya inuu wadadii saxda aheyd ee uu ku taagnaa ee islamka ahayd intuu ka leexday uu u weecday wado halaag oo ah mida Christianka.

Ninkaan ayaa waxaa uu ku noola wadamada reer galbeedka.


Fadlan muuqaalkaan hadaad aragto haka bixin adigoo aan soo qorin ALLAHU AKBAR. Comment ahaan usoo qor.
.HALKAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA OOHINTA KAA KEENAYA

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada