Daawo Sawirada madaxweynaha oo lagu soo dhaweeyay magaalada Lonodon ee dalka Ingiriiska.

Daawo Sawirada madaxweynaha oo lagu soo dhaweeyay magaalada Lonodon ee dalka Ingiriiska.

daajis.com:-Madaxeynaha Dowlada Soomaaliya, xassan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska ayaa waxaa loo sameeyay soo dhaweyn si cajiib ah.

Xassan Sheekh iyo R/wasaaraha Ingiriiska ayaa lafilayaa maalinta barri ah in ay si wada jir ah u shir gudoomiyaan shirka London oo ah mid arimaha Soomaaliya khuseeyaa, waxa ayna noqoneysa maarkii ugu horeysay muda ka badan labaatan sano oo madaxweyna Soomaaliyeed uu shir gudoon ka noqdo shir caalami ah.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com







Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada