Jaceylka Xuduud Maleh? Daawo Sawiro Cadeynaaya. . . .

Jaceylka Xuduud Maleh? Daawo Sawiro Cadeynaaya. . . .

daajis.com:-Jaceylku malahan xuduud. shabakada Daajis waxey idin soo bandhigeysaa sawiro muujinaaya jaceylku inuusan  laheyn xuduud.

Jaceylka ma yaqaan kana ina adeerkey ah ama isku wadan nahay ama soomali iku nahay, sida dhalinta soomaliyeed badi ay ku dhaleeceeyaan markey arkaan gabar soomaaliyeed oo jaceyl la wadaageysa ama guursata xitaa wiil ka soo jeeda aduunka kale ha ahaato yurub, asia iyo amerika.

Shabakada daajis waxey ku leedahay ka waantooba wax yaabahaas iyo maseerka cilan dhalinyaro una daaya gabdhaha iney jeclaadaan qofkey doonaan, hadoba muslim yahay lakin hadow diin kale wato halaga waaniyo gabdhaha soomaaliyeed waa walaalihiine.

Waa shabakada daajis oo u taagan marwalba wacyi galinta iyo kobcinta qooyska.

Halkaan Ka Daabo Sawiro muujinaya jinsiyado kala gidisan oo jaceyl ka dhaxeeyo.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com










Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada