Daawo Video Haweeneey Gashay Kaalinta 1-aad Ee Dadka Sida Weyn Loo Raadinayo, Qofkii Soo Sheega 2 milyan Oo Doolar Ayuu Mutaysanayaa

Daawo Video Haweeneey Gashay Kaalinta 1-aad Ee Dadka Sida Weyn Loo Raadinayo, Qofkii Soo Sheega 2 milyan Oo Doolar Ayuu Mutaysanayaa

daajis.com:- FBI-da Mareeykanka ayaa u balan qaaday 2,000,000 Dollar qofkii keena warbixin ku saabsan haweeneey aad u doon-doonayaan.

Haweeneeydaan ayaa gashay kaalinta koobaad ee argagixisada aduunka ee sida weyn loo doon-doonayo. Naagtaan ayaa lagu magacabaa Joanne Chesimard waxaana loo haystaa inay ku lug lahayd xasuuq dhacay 40 sano hor. Naagtaan ayaa la sheegay inay gacanteeda ku dishay nin la oran jiray Werner Foerster sanadkii 1973.

Haweeneeydaan ayaa waxa horay gacanta ugu soo dhigay ciidamada Mareeykanka waxaana lagu xukamay xabsi daa'in balse waxay ka fakatay xabsigii ay ku jirtay 1979-kii. Haweeneeydaan ayaa waxaa la tuhunsanyahay inay ku nooshahay dalka Cuba.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada