Daawo Video Nin Xaaskiisoo Qiyaanaysa Ku Qabtay Facebook

Daawo Video Nin Xaaskiisoo Qiyaanaysa Ku Qabtay Facebook

daajis.com:-Facebook waa aalad si weyn looga isticmaalo dunida oo dhan.

Waayadaan dambe ayaa waxaa jira cabashooyin kasoo yeeraya qoysas badan kuwaasoo sheegaya inay khaati ka taagin yihiin aaladaasii iyagoo ka shakisan lamaanayaashooda. Qoysaska ka cabanaya ayaa waxaa ku jira kuwo Soomaaliyeed. Facebook waa malab sumaysan wanaagna waa leeyahay iyo xumaana waa leeyahay waxayna ku xirantahay qofka iyo siduu u adeegsado.

Nin u dhashay dalka Mareykanka ayaa sheegaya inuu xaaskiisa ku qabtay iyadoo la xiriiraysa saxiibkeedii hore oo ay dib  ugu kulmeen aalada Facebook. Baaritaano la sameeyay ayaa la sheegay inuu Facebook badiyay Furniinka.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada