Fanaanka Ciid Jaamac oo Dib loogu arkay Maarsaraxa Fanka + Video

Fanaanka Ciid Jaamac oo Dib loogu arkay Maarsaraxa Fanka + Video

daajis.com:-Fanaanka caanka ah ee Ciid Jaamac ayaa soo saaray hees cusub oo muuqaal 

Fanaanka Ciid Jaamac Batataale maalmahaan aan ka dhex muuqan fanka ayaa soo saaray hees cusub oo la yiraahdo Deeqo.

Heestaan waxaa sameeyey ereyadeeda abwaan Siciid Aden halkan laxanka heestuna uu isla fanaanka uu sameeyey.

Muuqaalka heestan Deeqo waxaa soo dhaweeyey taageerayasha fanaanka oo sanadihii ugu dambeysay aan lagu arag masraxyada.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada