Fariin Calaacal Ah : Haddii Qof Uusan Ku Jeceleyn Waa Sahal In Uu Ku Dhaawaco Maxaa Yeelay…

Fariin Calaacal Ah : Haddii Qof Uusan Ku Jeceleyn Waa Sahal In Uu Ku Dhaawaco Maxaa Yeelay…

daajis.com:-Hadii qofku aanu ku jecleyn wa ay u fududahay in uu ku dhaawaco illeen kuuma damqanaye.

* Waan rajeyn lahaa in aan daqiiqado ku tuso xanuunka anigoon ku dhaawaqeyn si aad u dareento xanuunka ay leedahay marka qof laga tago,In si qoto dheer aad qof u jeclaatid waxa y ku sii saa ad adeyg,halka xadiga jaceylkaasna kugu beero dhiiranaan saa’id ah, hadii aanu qofku ku jecleyn wa ay u fududahay inuu ku dhaawaco illeen kuuma damqanaaye.
* Nafteyda inaan u hibeeyo ayaan diyaar ula ahay waqtigeyga iyo nolosheyda dhan isaga /iyada inaan gacanta u geliyo ayaan rabay haseyeeshe duruuf ayaa na kala fogeysay oo noo diiday inaan qalbiyada is dhaafsano.
Hadii qof walba qalbigiisa waxa ku jiro la ogaan lahaan dhibic walbo oo dhiigeyga ka mid ah waxaa lagu arki lahaa magaciisa/magaceeda iyo heerka baaxada leh ee nafteyda ugu ooman tahay xanaanadisa/xanaanadeeda ,Mar walbo oo aan arko aad ayaan usii jeclaadaa .
* Aadmigu wax qiima ah malahan hadii aanu jirin qof jecel oo dareensiiya macaanka noloshu leeyahay

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada