Justin Bieber Mag dhaw ahaan u bixin 10 million dollar hadii loo ogolaado

Justin Bieber Mag dhaw ahaan u bixin 10 million dollar hadii loo ogolaado

daajis.com:-Fanaanka Wayn ee reer Canada Justin Bieber ayaa magdhaw ahaan u bixin doona 10 Million oo Dollar hadii ogolaansho ka helo maxkamada Gobalka Virginia oo maxkamadayntiisa ka socoto .

Waxa uu sheegay in lacagtaa uu siin doono qoyska gebdh dilkeeda loo haysto uu dilay sanadkii 2008dii xiligaa oo la sheegay in uu gebdhaan ku dilay Faas taas oo maxkamada Gobalka kiiskeeda dib u furtay bishii aan soo dhaafnay .

Hadalkaa Bieber ayaa yimid kadib markii maalintii shalay mar kale ku celisay maxkamada Gobalka Virginia in uu isa soo xaadiriyo kiiska loo haysto fanaanka Justin Bieber oo dacawadiisa dheeraatay .

Kiiskaan ayaa mar kale dib loo furay bishii Apriil kadib markii qoyska gebadhaa ku andacoodeen in xaqa gebadhooda loo raadiyo maadama ay jiraan cadaymo loo hayo Justin bieber in uu dilkaa ka danbeeyay .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada