LA QOSOL:-Wariye Ka Tirsan Universal TV oo Qaab Qarsoodi ah Looga Duubay Isagoo Asaxaabtiisa Ku Waabsanaya In uu Fanaan yahay”Daawo+VEDIO

LA QOSOL:-Wariye Ka Tirsan Universal TV oo Qaab Qarsoodi ah Looga Duubay Isagoo Asaxaabtiisa Ku Waabsanaya In uu Fanaan yahay”Daawo+VEDIO

daajis.com:-ILA QOSOL:-Wariye Ka Tirsan Universal TV oo Qaab Qarsoodi ah Looga Duubay Isagoo Asaxaabtiisa Ku Waabsanaya In uu Fanaan yahay”Daawo+VEDIO

Barnaamijka iiwad sheekada oo Ka Baxa Universal TV Ayaa Mar Qura Daaqada Kala Baxay Barnaamijkii Ugu Taageeraha Badnaa Barnaamijyada Arimaha Bulshada Ee Nala Fiidso oo Loo Rararay HCTV

Barnaamijkaan oo Ay Si wada Jira u Daadihiyaan Wariye Maxamed Saciid Iyo Fanaanadda Isku Rogtay wariye ee Nimco Dagan

Todobaadkaan Xiiso Gaara Ayuu Leeyahay Waxaa Ku Jira Qodobada Qosolka Badan ee La soo Bandhigayo Wariye Sola oo laga yaabay kadib markii la soo qaatay isagoo hees ku waabsanahay asxaabtiisa iyagoon ogeyn in camera lagu duubayo.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada