Hadaba qisadaan gaaban akhriso kadibna ku camal fal insha ALLAAH.
Waxaa Geeriyootay Haweenay Wanaag badan oo Cibaada Alle ku Dadaasha, Markii ay Dhimatay oo la Aasay ka dib Cid kasta oo Qabrigeeda soo Agmarta waxa ay Dareemi jirtay Udug aad u Udgoon, Dadkii ayaa la Yaabay Udgoonka ka soo baxaaya Qabriga Haweentaasi.
Markii Sheekadii Magaaladii iyo Wadankiiba wada Gaartay ayaa waxaa loo yimid Ninkii Haweenayda Qabay, Kadibwaxaa la Weydiiyey. Maxay Sameen jirtay Xaaskaaga?.

[marka Walaal Mar kasta Ku Dadaal inaad habeenkasta inta aadan Seexan Aqrisatid Surat Al Mulk (Tabaarak)
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:00 and have
, Published at