U Gaar Dumarka :Hadaad Arimahaan U Sameyso Indho Aan Adiga Aheyn Ma Lahaanayo .

U Gaar Dumarka :Hadaad Arimahaan U Sameyso Indho Aan Adiga Aheyn Ma Lahaanayo .

daajis.com:-1- Waqti hore la toos ninkaada oo u diyaari suuliga ka dibna quraacda kana taageer xerashada dharka .

2- Ku macsalaameey dhoola cadeynta , hadii uu gaari leeyahay uga dig in xawaare sareeya gaariga uu ku kaxeeyo , una xaqiiji in aad ka sugeyso wicitaan uu qalbiga uu kugu dajinayo marka uu goobta shaqada gaaro .
3- Si waliba oo aad u daalan tahay gurigaada nadaafada marti ha u ahaado oo caraftiisa ha baxdo .
3- Ka hor inta uusan guriga ku noqon odayga adiga iyo caruurta ha yimaado idinka oo dhal dhalaalaya oo la idin moodo dhayman .
4- Marka uu guriga yimaado ka saacid iska bixinta dharka adiga oo weydiinaya sida xaalkiisa maalintaas ahaa , una sheeg in aad si weyn ugu xiistay .
5- Ha seexan waligaa hortiisa in aad ka dambeyso mooyee , inta uusan seexan weydii haddii ay jirto wax uu u baahan yahay .
6- Qoyskiisa iyo macrifadiisa ku qaabil waji furan hana dhibsan waligaa.
7- Isku day in aad ku milanto qoskiisa oo aad kalsooni ka hesho .
8- Ha adeegsan hubka oohinta waligaa , hana gaarsiin khilaafka idinka dhex dhaca in qof kale uu kaga dacwoodo .
7- Haku cunin caroorta hortiisa haddii ay dhacdo in xoogaa yar is khilaaftaan.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada