Warxumadaad la timid iyo weedhaad igu tiri wadnahey wax yeeleysay

Warxumadaad la timid iyo weedhaad igu tiri wadnahey wax yeeleysay

daajis.com:- Geeraarkan gaaban ee ay idiin soo gudbineyso Rajo Qaran waxa uu qeyb ka yahay geeraaro taxane ah oo ay rajo qaran ugu tala gashay mucaashaqiinta ku tixin qormooyinka jaceylka la xiriira ee ay shabakada soo gudbiso had iyo jeeer .



Waqtiga nakala irdiyoo
Wadamo kala fog iyo
Wehel la’aan inaan kala joogno
Waaxidkaa inaa qoree
Wali waa sideydii
Wacadkii waan sidaayoo
Warsan waan ku jecelahay



Warxumadaad la timid iyo
Weedhaad igu tiri
Wadnaheyga wax yeleeysoo
Wel wel iyo walaac aan ku suganoo
Waali baan ku siganahay



Walbaarka caashaqa ima daayo oo
Waagii baryo iyo qoraxdii dhacdaba
Wadnahaygii ku sii fidayaayoo
Wehelkaaga inaan ahaaado
Warsan aan kula noolaadaan
Waaxid aan kaa tugaaaa



Haddii aad inoo heyso geraaro macaan oo aad gacaliyahaaga/ gacalisada la wadaagtay isla markaana aad jeclaan lahayd inaad bulshada la wadaagto inoogu soo dir ceelka@gmail.com
Sidoo kale fariimaha jaceyl ee shidan .

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada