Daawo aroos lama filaan ah oo daqiiqado ku dhacay

Daawo aroos lama filaan ah oo daqiiqado ku dhacay

daajis.com:-Arooskaan ayaa ka dhacay magaalada Glendale, ee California (USA) wuxuuna ahaa mid aysan ogeyn aroosadda iyadoo loo diyaariyay dhammaan asxaabteeda iyo qoyskeeda, iyadoo waliba markii hore laga maseersiiyay dabadeedna looga yaabay garoon aad loo sharaxay iyo ay ka qeyb galayeen ku dhawaad 1000 qofood.  Aroosadda ayaa markii danbe farxad daraadeed isku bedeshay inay ooyso.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada