Liam hemsworth & Miley Cyrus oo kala haray.

Liam hemsworth & Miley Cyrus oo kala haray.

daajis.com:-Waxaa si toos ah loo xaqeejiyay iney kala hareen jilaaga Liam hemsworth iyo gacalisadiisa faanaanada ah ee Miley Cyrus, waxaana fashilku ka yimid dhanka Miley oo si cad u tiri waan ka baxay heshiiski dhaxdeena ahaa.

Labadaan ruux ayaa xiriirkoodu kasoo bilowday filim ay wada jleen 2009-ki, waxeyna wada socdeen ilaa xiligaan, laakiin ugu dambey wey kala hareen. 

Liam ayaa guur ka dalmbaday Miley sanadki hore, laakiin Miley Cyrus oo qof maseyrsan u muuqatay ayaa diiday xiligaas iney aqbasho guurka. Miley weli iyada ayaa heysata faraantigi axdiga oo ahaa mid qaali ah, lamana oga iney u celi doonto Liama iyo in kale.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada