Salman Khan oo damaanad qaaday qarashka ku baxay arooska wiil Sabool ah.

Salman Khan oo damaanad qaaday qarashka ku baxay arooska wiil Sabool ah.

daajis.com:-Jilaaga muuqaalka qurxoon ee Bollywoodka Super Ster Salman Khan, ayaa fududeeyay guurka wiil dhalinyaro ah oo saboola, waxaana Saluu damaanad qaaday wixii qarash ku baxay arooskaas.

Sida lagu qoray wargeysyada India Salman ayaa bixiyay dhamaan wixii ku baxay arooska Mohan, sidaas ay tahayna muusan joogin goobta arooska balse wuxuu usoo diray dad wakiil u ah. 

Arooska ayaa ka dhacay hoolka KC, waxaana joogay dad badan ka socday dhanka Salman, waxaana kamid ahaa waardiyihiisa gaarka ah ee Shere.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada