Hadii aad maqli jirtay dadka Madow ayaa la takooraa Daawo maanta sawirada caruur madow ah oo gabar cadaan ah si medeb takoor ah ula dhaqmaya.

Hadii aad maqli jirtay dadka Madow ayaa la takooraa Daawo maanta sawirada caruur madow ah oo gabar cadaan ah si medeb takoor ah ula dhaqmaya.

daajis.com:-Gabar sedax jir cadaan ah ayaa waxaa la arkay iyada ay six un ula dhaqmayaan laba cariuur ah oo madow ah kuwaas oo ay deris ahaayeen.

Muuqaalkaan ayaa waxaa qabatay oo kadibna Facebook-ga soo dhigtay gabar 12-sano jir ah oo la dhalatay gabadha cadaanka aheyd

250,000 oo ruux ayaa waxa ay daawatay muuqaalkaan oo cara badan dhaliyay, waxaana arinta ka hadlay ehelada caruurta wax dishay iyo gabadha la jir xumeeyay.
Aabaha madowga ah ee dhalay gabdhaha ku dhaqaaqay waxa ay ugu yeereen isir kala sooca ayaa waxa uu sheegay in uusan waxba kala socan arinta caruurtiisana uu ciqaab u marsiiyay waxa ay ku dhaqaaqeen

Arintaas oo gaartay heer maxkamadeed ayaa waxaa xalka ugu danbeeya ka gaaray labada aabe ee dhalay caruurta kuwaas oo ahaa saaxiiba aad isugu wacan waqti dheerna deris ahaa.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com






Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada