Miley cyrus oo ka yaabisay dad weyne kasoo qeybgalay xaflada MTV+Sawiro.

Miley cyrus oo ka yaabisay dad weyne kasoo qeybgalay xaflada MTV+Sawiro.

daajis.com:-Waxey soo bandhigtay xiddigta caalamigaa ee Miley cyrus oo da'deetu tahay 20-jir, qaab ciyaareed lala yaabay oo dadki goobta joogay ka maajiyay ,waxaana qabtay MTV, kaas oo amaalmarino lagu bixinayay.



Miley cyrus ayaa jamaahiirtii daawaneysay amakaag ku riday ka gadaal marki ay tuuratay dharka durbadii ay masraxa istaagtay. 


Dadki kaamiradu qabatay iyagoo yaaban, waxaa kamid ahaa caruura uu dhalay jilaaga caank ah Will Smith oo qudhiisu dhakafaar ka muuqday.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada