Line-upka Rasmiga Ee Man United v Chelsea: Wayne Rooney Oo Ku Soo Bilaabanaya.

Line-upka Rasmiga Ee Man United v Chelsea: Wayne Rooney Oo Ku Soo Bilaabanaya.

daajis.com:-Wayne Rooney ayaa markii ugu horeysay ku soo bilaabanaya kulan rasmi ah tan iyo markii kooxda uu macalin u noqday David Moyes, iyadoo weeraryahankaan lala xiriiriyay kooxda uu caawa ka horimaanayo ee Chelsea.

Chelsea ayaa labo dalab laga soo diiday oo ay ku doonayeen Rooney, waxaana ay qorsheynayaan dalab seddexaad inay ka gudbiyaan ka dib kulanka caawa.
Dhanka Chelsea midkoodna Demba Ba, Lukaku ama Torres laguma soo bilaabin waxaana booskooda ciyaaraya saxiixa cusub ee xagaagan Schurrle.
LINE-UPKA RASMIGA AH:
Man United: De Gea, Jones, Ferdinand, Vidic, Evra, Carrick, Cleverley, Valencia, Welbeck, Rooney, Van Persie.
Keyd: Lindegaard, Buttner, Smalling, Giggs, Anderson, Young, Kagawa.
Chelsea: Cech, Ivanovic, Cahill, Terry, Cole, Ramires, Lampard, De Bruyne, Oscar, Hazard, Schurrle
Keyd: Schwarzer, Azpilicueta, Essien, Mikel, Mata, Lukaku, Torres.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada