Shahrukh Khan oo is bar bar dhigay Priyanka Chopra iyo Deepika Padukone

Shahrukh Khan oo is bar bar dhigay Priyanka Chopra iyo Deepika Padukone

daajis.com:-Actarka caanka ah ee sharukhan ayaa is bar bar dhigid ku sameeyay labada actar ee caanka ah ee kala ah Chopra iyo Deepika Padukone kadib marki wax laga waydiiyay sida u arko jilida labadaa atariisho.


Waxa uu sheegay in ay soo wada shaqeeyen hayeeshee labadooda ay yahiin laba aan kala yaraysan hayeeshee waxa uu si gooniya dabeecadeeda ugu amaanay actarada Deepika Padukone.

Waxa uu sheegay in ay tahay qof dabeecad wanagsan oo aad soo jiidasho leh ugana fiicaan xaga la noolasha bulshada dhaxdeeda waxa uuna sheegay in wax badan labadooda la soo shaqeeyay.

Sharukhan ayaa la soo dhigya aflaan dhoor ah waxa uuna sheegay in ay labadooda aad u qiimeeyaan marka ay shaqada kuwada jiraan hayeeshee waxa uu tilmaamay in aysan xaga jilida ku kala yaryasan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada