Xaqiiqada xasuuqii ka dhacay dalka Masar iyo Muuqaal cadeen ah oo la helay (Daawo Muuqaal Rasaasta la isla dhacay +Warbixin)!

Xaqiiqada xasuuqii ka dhacay dalka Masar iyo Muuqaal cadeen ah oo la helay (Daawo Muuqaal Rasaasta la isla dhacay +Warbixin)!

daajis.com:-Waxaa marba marka ka dambeeysa sii xoogeeysanaya Muuqaalada cadeeynta ah ee laga helayo xasuuqii ka dhacay dalka Masar kaas oo dhoor maalmood ka horay dhex maray ciidamada Booliiska dalka Masar iyo taageerayaasha ururka Akhwaan Muslimiinka.


Waxaa jira dad badan oo banaan baxayay hadane ku go´doomay goobo ay si xoog ah ku soo galeen ciidamada Booliiska dalka Masar oo wata Beebayaal iyo gawaari gaashaamaan kuwaas oo si caadi ah Rasaasta ula dhacayay dadkii go´doonsanaa.

Ciidamada Amniga dalka Masar ee lagu eedeeyay xasuuqaan baahsan waxeey ku doodayaan in dhankooda Rasaas nool nool lagu soo ridayay oo ay dabadeed is difaacayeen. Dadka dhintay ayaa u badan kuwo saaid u dhiig baxay oo wax qaada la waayay ka dib markii wado kasta ay noqotay yool xabadi ka socoto .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada