Xaaska Moh Farah Tania oo Caruurta Africa ugu deeqi Doonto £150,000

Xaaska Moh Farah Tania oo Caruurta Africa ugu deeqi Doonto £150,000

daajis.com:-Xaaska Orad yahanka caanka ah ee ka soo jeeda dhalasho ahaan Dalka Soomaaliya laakiin haysta dhalasho Dalalka la isku yiraahdo GB Tania ayaa sheegtay in Caruurta Africa ugu deeqi doonto lacag dhan £150,000.


Waxa ay sheegtay in lacagtaa ugu talagashay in wax looguq abto Caruurta Africa oo ay tilmaamtay in dhibaatooyin xoogan ka haystaan dhinacya kala duwan sida waxbarashada iyo Nafaqo darada.

Hawaynaydaa ka soo jeeda Dalka Uk ayaa tilmaamtay in ay ka go,an tahay  in ay caawiso Caruurta Africa oo ay tilmaamtay in ay samaysay saboolnimada ka jirta Qaaradda Africa , waxa ayna  sheegtay in loo baahan yahay in wax badan laga caawiyo.

Tania ayaa ah qof jacayl dadka Africa ka soo jeeda waxana arintaa mar wax laga waydiiyay sheegtay in ay tahay ninkeeda oo asal ahaan Africa ka soo jeeda sidaa daraadeed ayaya sheegtay in ay jeceshahay dadka Africa ah.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada