Al-Shabaab oo Dab qabadsiisay Daawooyin ay Dalka Keentay Dowlada Turkiga (Daawo Sawirada)

Al-Shabaab oo Dab qabadsiisay Daawooyin ay Dalka Keentay Dowlada Turkiga (Daawo Sawirada)

daajis.com:-Xarakada Al-Shabaab ayaa goob fagaare ah dab ku qabadsiisay Daawooyin ay sheegeen in ay yihiin kuwa dhacay Dalkana ay soo galiyeen Hay'adaha Turkiga ee jooga Magaalada Muqdisho.

Daawooyinkan ayaa lagu gubay Degmada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose waxaana Shabaab tilmaameen in baaritaano dheer kadib ay ogaadeen in Daawoyinkaasi yihiin kuwa dhacay oo Dalka si qaldan loo soo galiyay.

Saraakiil dhinaca Caafimaadka u qaabilsan Al shabaab ayaa ku eedeeyey Dawlada Turkiga inay daawooyin dhacay ay Soomaaliya keeneen laakiin ay iyagu markii ay baaritaano ku sameeyeen la ogaaday sidaana lagu gubay.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com











Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada