Daawo: King Khaalid oo Muuqaalkii ugu qurux badnaa kusoo bandhigay Heestii Hadimo

Daawo: King Khaalid oo Muuqaalkii ugu qurux badnaa kusoo bandhigay Heestii Hadimo

daajis.com:-Muuqaalka Heesta Hadimo ee uu horay ugu luuqeeyay Fannaanka codka mac King Khaalid ayaa markan waxaa soo baxday Muuqaalkii ugu sareeyay ee mudooyinkan lasoo saaro, taasoo uu ku fara yareystay soo saaraha muuqaaladiisa laga dabadhacay ee Ahmed Heykal.

jiliinka Heesta ayaa waxaa Fannaanka kala qeyb qaadaneyso gabar si wanaagsan u soo bandhigtay muuqaalkeeda quruxeed, iyadoo dhanka soo saarahana uu qeyb libaax leh ku lahaa.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada