Daawo Barack Obama: 6 sano Sigaar ma cabin, sababtoo ah Xaaskeyga ayaa ka cabsanayaa

Daawo Barack Obama: 6 sano Sigaar ma cabin, sababtoo ah Xaaskeyga ayaa ka cabsanayaa

daajis.com:-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama iyo Madaxa Qaramada Midoobay u qaabilsan inuu ugu warbixiyo xorriyada golaha nabadeynta ee la yiraahdo Mr. Maina Kiai ayaa si qarsoodi ah Kaamirada u qabatay iyagoo ka wada sheekeysanayay cabista sigaarka.



Kaamirada ayaa duubtay Madaxweyne Obama oo oranaya `Mudo lix sano ah ma cabin sigaar, sababtoo ah waxaan ka cabsanayaa Xaaskeyga` hadalkaasi ayaa Madaxweyne Obama uu si hoose ugu sheegayay Mr. Maina Kiai oo weydiiyay in uu cabo sigaarka, xili ay ku sugnaayeen xarunta Qaramada Midoobay ee ka socda shirka golaha amaanka.

Halka sarkaalka ka tirsan Qaramada Midoobay uu Obama u sheegay inuu cabo, wuxuuna Madaxweyne Obama uu u rajeeyay in uu iska deyn doono.

Obama ayaa horay u sheegay in uu si daran oo dadka caadiga ah ee caba ka daran u isticmaali jiray, ilaa haddana uu dhibaato ku qabo.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada