DAAWO MUUQAAL FADEEXAD AH:-Fanaanada Caan ah oo Laga Duubay Muuqaal Sir Ah iyo Xariirka Kala Dhaxeeya Siilaanyo(TOP VIDEO)

DAAWO MUUQAAL FADEEXAD AH:-Fanaanada Caan ah oo Laga Duubay Muuqaal Sir Ah iyo Xariirka Kala Dhaxeeya Siilaanyo(TOP VIDEO)

daajis.com:-Muuqaal Fadeexo ah ayaa waxaa internetka lagu baahiyay kadib markii si qarsoodi ah looga soo duubay fanaanad caan ah oo buslhada magacweyn ku dhexleh.



Fanaanadda Roda Wacan oo ka dhalatay Duriyadda Habar Yoonis ayaa markii ugu horeeysay laga duubay cod sira,iyadoo qaabka laba wajiilenimada ku dhaqmeeyso, Waxayna Sheegtay Arimo badan. Siwayna waxay Ucayday Beesha Habar Jeclo.

Marna u nacamleeynee Dahabshiil yo Habar Jeclo,marna iska dhigeysa Naag Garxajisa oo waxay Dhakada ka Garaacaysaa, Beesha Siilaanyo.

Muqaalkan Ayaa Ah Mid Fanaanada laga Duubay Waqtiyadii Aynu soo Dhaafnay, wuxuuna Soo Bandhigiisa Maanta uu ku Fadhiyaa Micno Wayn.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada