DAAWO MUUQAAL:-Taariikhda Markii Ugu Hureysay Fanaan Hees U Qaaday Gabar Caan Ka ah Facebook Iyo Wariye Jecel Gabadhasi (WARBIXIN+VIDEO)

DAAWO MUUQAAL:-Taariikhda Markii Ugu Hureysay Fanaan Hees U Qaaday Gabar Caan Ka ah Facebook Iyo Wariye Jecel Gabadhasi (WARBIXIN+VIDEO)

daajis.com:-Fanaanka Caan ka ah Ee  Geeska Afrika Ka soo Dhalaalay Mursal Muuse  Ayaa Hees  Qiimo Badan u Qaaday  Gabar Caan ka ah Allada Facebook Fanaanka Codka Macaan ee Mar quraa Kasoo Hilaacay Qaarada geeska Afrika Mursal Muuse ayaa waxaa uu Hees Macaan u Qaaday Wariye Kamidaa Wariyaasha Soomaaliyeed Gabar Uu Jeclaa Taasi oo Ugu dambeen Mursal iyo abwaanadiisa ugu deeqay in aay hees u qaadaan gabadha Quruxda badan ee Facebooka oo Ka Jeclaaday watiyahaasi.

Gabadhaan ayaa waxaa lagu magacaabaa Huudoo oo kunool Dalka Uk Ee magaalada London kadib markii aay iska barteen facebooka.

Gabadha heeskaani looqaaday waxaa aay qaadatay gabadhii ugu hureysay ee isticmaasha Allaada Facebooka Huudana waa magac aay ku isticmaali jirtay.

Gabadhaa ayaa lagu magacaaba magaceeda saxda ah Nimco Maxud Afrax sidoo kale waxaa aay wadataa Muuqaal kii ugu quruxda badnaa dumarkeena qiimaha badan.

Wariyaha Gabadhaani jaceylka Uqaaday magaciisa iyo qisadisa jaceyl dib ayaan idin kugu soo gudbineynaa in shaa Allaah


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada