Daawo Video: Haweeneydii la sheegay inay weerartay West Gate oo hadashay

Daawo Video: Haweeneydii la sheegay inay weerartay West Gate oo hadashay

daajis.com:- Markii weerarka lagu qaaday xarunta West Gate, waxaa jiray warar ku saabsan in dadka weerarka fulinayey ay ku jirto haweeney British ah oo lagu magacaabo Samantha Lewthwaite.

Hase yeeshee waxaa iminka soo baxay warar kuwaas ka duwan oo sheegaya in xaqiiqida ay tahay in aysan jirin Samantha, balse ay jirto Henna.

Henna waa gabar Kenyan carab ah, oo ka dukaameysaneysay West Gate, markii weerarka lagu qaaday halkaas, balse nasiib u yeelatay inay soo baxsato,waxaana jira sawir muujinaya ayada oo bad baadineysa qof kale.


Henna oo ah hooyo leh laba caruur ah, ayaa iminka ka hadleysa sidii ay wax u dhaceen iyo sababtii loogu qalday haweeneyn kale.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada