Daawo Sawirada Westgate Mall Maalmo kahor sida ay u qurux badneed iyo maanta sida ay tahay oo laga naxayo.

Daawo Sawirada Westgate Mall Maalmo kahor sida ay u qurux badneed iyo maanta sida ay tahay oo laga naxayo.

daajis.com:-Waxaa halkan aan idinkugu soo bandhigeynaa Sawiro qurux badan oo maalmo kahor laga soo qaaday Xarunta Westgate Mall kahor inta aan weerarka sabtidii lagu qaadin iyo sawiro kale oo iyana laga qaaday markii Al-Shabaab weerarka ku galeen kadib.  

Xarunta Westgate Mall waxa ay aheed xarun ganacsi oo aad u weyn inta badana ay ka adeegtaan ama tagaan dadka taajiriinta ah ee Keenya kunool iyo waliba dadka madaxda ah .  


Waana xarun ganacsi oo caan ka ah Dalka Kenya waxaana halkaasi laga heli karay nuuc walbo oo ganacsi iyo maqaayado, Bangiyo meelo lagu nasto caruurtana lagu ciyaarsiiyo , waxa ayna aheed xarunta ay inta badan dadka ganiga ah iyo dalxiisayaashuba ka adeegan jireen.  

Westgate Mall ayaa had u muuqata kadib afar maalin oo dagaalo iyo qaraxyo gudaheeda ka dhacayeen meel gubatay oo bur bur xoogan uu soo gaaray sidoo kale waxaa gudaha xaruntaasi daadsan dhiig badan oo dad shacab ah ay laayeen kooxda Al-Shabaab ee dagaalka ku galay gudaha xaruntaasi.


Daawo Sawiradan sida ay aheed Westgate Maalmo kahor iyo sida ay maanta tahay



























_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada