Karisma Kapoor diyaar uma ahan xilliga iney film kale jisho + Video

Karisma Kapoor diyaar uma ahan xilliga iney film kale jisho + Video

daajis.com:-Karisma Kapoor xilligaan diyaar uma ahan iney film sameyso,kadib soo laabashadeedii guuldareysatay Dangerous Ishq 2012,laakin ma aysan beenin macquulnimada mashruuc heesaanimo ee mustaqbalka.

Weli waxba ma go'aansanin.waxaan hada soo saaray buugeyga,waxaana ku raaxeysanaayaa sameynta waxyaabo kala duwan.waan jeclahay inaan waxyaabo cusub sameeyo ayey tiri mar la weydiiyey waxa u xigi doono mashruuceeda shaashadaha kadib.


Carruurteyda weli wey yar yihiin,laakin ma ogaan kartid,waxaa laga yaaba inaan wax sameeyo,laakin ma ogi xilliga ay tahay ayey u sheegtay Karisma warfidiyeenada sabtidii iyadoo ku sugan Globoil India Awards.

Karisma oo ah hooyada laba carruur ah ayaa dhawaan soo saartay book loogu magacdaray My Yummy Mummy Guide,wuxuuna ka hadlaayaa buuga nuucyada haweenka uurka leh iyo hooyooyinka cusub
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada